Sideed Qof oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dawladad

  Saaka waxaa ka dhacay  aagga Mukayga ee degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada hoose dagaal dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Ciidamada waxaana dagaalku ka dhacay bar isbaaro u tiil cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida oo aay soo weerareen ciidamo kale oo doonayey in aay bartaas kala wareegaan ciidamadii horay u haystay. waxaa la sheegayaa … Continue reading Sideed Qof oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Ciidamada Dawladad